About the author

Related Articles

7 Comments

  1. 1

    Ridwan

    Waa tafsiir aadu uqaali ah

    Reply
  2. 2

    Mohamed Mahdi

    Salami alaikum wwbr
    Waxaan aad ugu faraxsanahay web Ka sheekha iyadoon aad u sugaynay duruus tiisa qiimaha badan waxaan idin ka rajeeynaayaa in aad dhamaan casharada sheekha noo soo galin doontaan in sha allah

    Reply
  3. 3

    xamse

    Asaalama calaykum waxaan aad ugu faraxsanahay ulana socdaa Safxaddan sheekh Cabdikariim xafidahullah u gaar ka ah. waxaan u baahna tafsiirka shiikha meeshaan ka heli karo? Tafsiirka qur,aanka meel ay ku qoran tahay ayaan riixay cidla madhan ayaa iga soo baxday! fadlan haddii uu ku jiro Tafsiirku ii tilmaama? aad baadna ugu mahadsan tihiin shaqada wacan ee aad umadda u haysaan Jazaa kumullahu khayran.

    Reply
  4. 4

    قدامة ابن موسى البرعي الاثري

    السلام عليكم ورحمة الله walaalayaal waxaan aad ugu faraxsanahay duruusta aad noo soo gudbisaan waxaan ilaahay idiin waaydiinaynaaa inuu idinka abaal mariyo shaqada aaad muslimiinta u haysaan

    Reply
  5. 5

    قدامة ابن موسى البرعي الاثري

    يا اخوتي بلغوا عني السلام لشيخي ابي محمد

    Reply
  6. 7

    Jaamac Adam Gurrey

    Asalam calaykm ilaahay ha idinka abaalmariyo dadaalkiina. Tafsiirka SHeekha oo dhamaystiran mala helayaa?
    بارك الله لكم

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

2014-2017 Powered By Markaz Alsunnah Markaz Al-sunnah