About the author

Related Articles

2 Comments

  1. 1

    UMUMARYAM

    ASCRWBWR walalaha shabakadan iyo dhaman walalahamusliminta ah gar ahan culumada somaliyed waxan ka codsanaya anoo ah hooya somaliyed in ay culumada somaliyeed xooga saran sidii arday somaliyed oo wilal iyo gabdhaba leh uga furilahayen macadyo kubaxa manhajka alah iyo sharecadisaba ardaydas oo inta badan qurbaha kubaa;basan walidinta somaliyeed melwalbay jogan wa inay ayaga iyo culumaduba isla furaan macadyo lagubaro dinta islamka carruurta somali hadanahay kolba dhul uguur masartag siriya tag kenya tag marba mel aqiran ilmihi lagu sorafaday aya xabsi kudanbaynaya oo dhulki lagala hajiray lagu socelinaya ilaa in ilahay unaxaristay mahane waxan sinaxariis leh ka cod sanaya in ay culumadu nabad badiyan kolayba shacab wax dhagaysta mahan somali, wlh dhalintii sokoraysee dinta kor uqadilahay dibada iyo dalkay kubaba een ayagoo ilahay garanaya xaalkoda subxanalah ilmaha diinta halabaro

    Reply
  2. 2

    maxamed

    asc. walaal ALLE ha idiin ka abaalmarsho duruusta aad inoo so geliseen wepka sheeqa aad ayeynu u jclnahy. walaal waxaan ka codsanaya inaad wepka aad u samesan dhan download ah. saan ula so degno walaalada qaar ayaan internait isticmaalin o doonaya inay ka faaideystaan. taNkle sheeqa sidee ayuu kutubta usuulka u aqriyey yacni uKla horeesiyey kutubta sidy UKla HOREEYan iiso qor ALLE HAKU BARAKEYO

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

2014-2017 Powered By Markaz Alsunnah Markaz Al-sunnah